Al Shabaab oo shaacisay tirada askarta dowladda ee ku dileen Weerarkii Ruun-nirgood

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkaas oo farriisimo ciidan ku lahaayeen ciidanka milatariga iyo kuwa deegaanka. Sida aan wararka ku helnay dagaal culus ayaa degmada Ruun-nirgood ku dhax maray dagaalyahanada Al Shabaab iyo ciidamada milataiga Soomaaliya gaar ahaan … Continue reading Al Shabaab oo shaacisay tirada askarta dowladda ee ku dileen Weerarkii Ruun-nirgood